Gaari dagaal ay leeyihiin AMISOM oo la gubay kadib weerar kedis ah oo lagu qaaday

Kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee  AMISOM ayaa lagu weeraray deegaanka Garas-Deelle oo kuyaala duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Sida aan wararka ku helnay ciidamada AMISOM ayaa qarax miino lagula eegtay Deegaanka Garas-Deelle, waxaana qaraxa kadib la sheegay in dagaalyahano hubeesan rasaas culus huwiyeen kolonyada AMISOM ee la qarxiyay. … Continue reading Gaari dagaal ay leeyihiin AMISOM oo la gubay kadib weerar kedis ah oo lagu qaaday